Cali Daahir Ciid oo xariga ka jaray deked laga hirgeliyey xeebta Hobyo (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xariga ka jaray dakada kaluumeysiga hobyo. Dhismaha dakadan oo ay iska kaashadeen Maamulka Galmudug iyo Dowlada Talyaaniga ayaa saacidi doonta Kalluumeysatada Galmudug. Xarig jarka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Dakadaha iyo kalluumeysiga Galmudug, Wasiiro, Xildhibaano, DFS iyo labada gole ee dowlada Galmudug, … Continue reading Cali Daahir Ciid oo xariga ka jaray deked laga hirgeliyey xeebta Hobyo (Sawirro)